Bilowgii 9:15 KQA

15 oo waxaan xusuusan doonaa axdigayga ina dhex yaal aniga iyo idinka iyo uun kasta oo nool oo jidh kasta leh; biyuhuna dib dambe ma noqon doonaan daad baabbi'iya inta jidh leh oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 9

arki Bilowgii 9:15 macnaha guud