Bilowgii 9:2 KQA

2 Cabsidiinna iyo baqdintiinnu way la jiri doonaan dugaag kasta, iyo haad kasta oo hawada, iyo waxa dhulka gurguurta oo dhan, iyo kalluunka badda oo dhan, gacmihiinna baa laydiin geliyey iyaga.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 9

arki Bilowgii 9:2 macnaha guud