Boqorradii Kowaad 10:22 KQA

22 Maxaa yeelay, boqorku wuxuu badda ku lahaa doonniyo Tarshiish u dhoofa oo ay la jiraan Xiiraam doonniyihiisa; oo saddexdii sannadoodba mar bay doonniyihii Tarshiish iman jireen, oo waxay keeni jireen dahab, iyo lacag, iyo foolmaroodi, iyo daayeerro, iyo daa'uusyo.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 10

arki Boqorradii Kowaad 10:22 macnaha guud