29 Oo gaadhifaras wuxuu Masar kaga soo bixi jiray lix boqol oo sheqel oo lacag ah, farasna boqol iyo konton sheqel; oo saasoo kalay ugu wada keeni jireen boqorradii reer Xeed oo dhan iyo boqorradii reer Suuriyaba.
akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 10
arki Boqorradii Kowaad 10:29 macnaha guud