Boqorradii Kowaad 11:26 KQA

26 Oo waxaa kaloo jiray Yaaraabcaam ina Nebaad oo ahaa reer Efraad oo Sereedaah degganaa, kaasu wuxuu ahaa Sulaymaan addoonkiisa, oo hooyadiis magaceeda waxaa la odhan jiray Seruucaah, waxayna ahayd naag carmal ah, oo isna gacantuu boqorka u qaaday.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 11

arki Boqorradii Kowaad 11:26 macnaha guud