Boqorradii Kowaad 13:11 KQA

11 Waagaas waxaa Beytel degganaa nebi duq ah, oo wiilashiisii midkood baa u yimid oo u soo sheegay kulli shuqulladii ninka Ilaah maalintaas Beytel ku sameeyey; oo erayadii uu boqorka kula hadlayna aabbahood way u soo sheegeen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 13

arki Boqorradii Kowaad 13:11 macnaha guud