Boqorradii Kowaad 15:29 KQA

29 Oo haddiiba markuu boqor noqday ayuu wada laayay reerkii Yaaraabcaam oo dhan, oo Yaaraabcaam uma uu dayn qof keliya oo neefsada, laakiinse wuu wada baabbi'iyey, sidii uu ahaa eraygii Rabbigu u soo dhiibay addoonkiisii Axiiyaah kii reer Shiiloh;

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 15

arki Boqorradii Kowaad 15:29 macnaha guud