Boqorradii Kowaad 16:10 KQA

10 oo waxaa u soo galay Simrii, markaasuu wax ku dhuftay, oo dilay isagii, waxayna ahayd Aasaa oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii toddoba iyo labaatanaad, oo meeshiisiina isagaa boqor ka noqday.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 16

arki Boqorradii Kowaad 16:10 macnaha guud