Boqorradii Kowaad 16:21 KQA

21 Markaasaa dadkii dalka Israa'iil laba meelood u kala qaybsamay; dadkii badhkiis wuxuu raacay Tibnii oo ahaa ina Giinad, oo boqor bay ka dhigteen; badhkii kalena wuxuu raacay Coomrii.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 16

arki Boqorradii Kowaad 16:21 macnaha guud