Boqorradii Kowaad 19:21 KQA

21 Markaasuu ka noqday isagii, oo wuxuu kaxeeyey qindigii dibida ahaa, wuuna qalay oo hilibkoodiina ku karshay alaabtii dibida, oo wuxuu siiyey dadkii, oo iyana way cuneen. Markaasuu kacay oo wuxuu raacay Eliiyaah, wuuna u adeegay isagii.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 19

arki Boqorradii Kowaad 19:21 macnaha guud