Boqorradii Kowaad 19:4 KQA

4 Laakiinse isagii intii maalin socodkeed ah ayuu cidlada sii dhex maray, oo intuu meel yimid ayuu hoos fadhiistay geed rotem la yidhaahdo; oo wuxuu weyddiistay inuu dhinto, oo yidhi, Rabbiyow, haatan waabase naftayda iga qaad, waayo, anigu kama aan fiicni awowayaashay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 19

arki Boqorradii Kowaad 19:4 macnaha guud