Boqorradii Kowaad 20:14 KQA

14 Markaasaa Axaab wuxuu yidhi, Oo yuu iigu soo gacangelinayaa? Isna wuxuu yidhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Amiirradii gobollada addoommadooda ayaan kuugu soo gacangelinayaa. Oo haddana wuxuu yidhi, Oo dagaalka yaa bilaabaya? Wuxuu yidhi, Adiga.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 20

arki Boqorradii Kowaad 20:14 macnaha guud