Boqorradii Kowaad 20:16 KQA

16 Oo duhurkii ayay baxeen. Laakiinse Benhadad khamri buu cabbayay oo teendhooyinkii ku sakhraamayay, isaga iyo boqorradii la jirayba, kuwaasoo ahaa laba iyo soddonkii boqor oo isaga caawinayay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 20

arki Boqorradii Kowaad 20:16 macnaha guud