Boqorradii Kowaad 20:29 KQA

29 Oo intii toddoba maalmood ah ayay is-hor degganaayeen. Oo waxay noqotay in maalintii toddobaad dagaalkii bilaabmay, oo maalin keliya ayaa ciidankii Israa'iil waxay dadkii Suuriya ka laayeen boqol kun oo nin oo lug ah.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 20

arki Boqorradii Kowaad 20:29 macnaha guud