Boqorradii Kowaad 22:24 KQA

24 Markaasaa Sidqiyaah ina Kenacanaah intuu Miikayhuu u soo dhowaaday dhabanka ku dhuftay, oo wuxuu ku yidhi, War ruuxii Rabbigu xaggee buu iga maray inuu kula hadlo?

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 22

arki Boqorradii Kowaad 22:24 macnaha guud