Boqorradii Kowaad 22:3 KQA

3 Markaasaa boqorkii dalka Israa'iil addoommadiisii ku yidhi, War miyeydnaan ogayn inaan iska leennahay Raamod Gilecaad? Oo annana waannu iska fadhinnaa, oo kalama aannu bixin gacantii boqorka Suuriya!

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 22

arki Boqorradii Kowaad 22:3 macnaha guud