Boqorradii Kowaad 3:15 KQA

15 Markaasaa Sulaymaan toosay, oo bal eeg waxay ahayd riyo; oo intuu Yeruusaalem yimid ayuu hor istaagay sanduuqii axdiga Rabbiga, oo wuxuu bixiyey qurbaanno la gubo iyo qurbaanno nabaadiino, oo addoommadiisii oo dhan ayuu diyaafad u sameeyey.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 3

arki Boqorradii Kowaad 3:15 macnaha guud