Boqorradii Kowaad 5:8 KQA

8 Markaasaa Xiiraam Sulaymaan u cid diray oo wuxuu ku yidhi, Waan maqlay farriintii aad ii soo dirtay; oo waan yeelayaa waxaad doonayso oo ku saabsan qoryaha kedarka ah iyo qoryaha berooshka la yidhaahdo.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 5

arki Boqorradii Kowaad 5:8 macnaha guud