Boqorradii Kowaad 7:41 KQA

41 kaasoo ahaa labadii tiir, iyo labadii fijaan oo taajajkii tiirarka kor saarnaa, iyo labadii shabag oo ku dednaa labada fijaan oo taajajkii tiirarka kor saarnaa,

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 7

arki Boqorradii Kowaad 7:41 macnaha guud