Boqorradii Kowaad 7:6 KQA

6 Oo wuxuu sameeyey balbalo tiirar ah; oo dhererkeedu wuxuu ahaa konton dhudhun, ballaadhkeeduna wuxuu ahaa soddon dhudhun, oo balbalona waa ka horraysay, iyadoo leh tiirar iyo looxyo balballaadhan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 7

arki Boqorradii Kowaad 7:6 macnaha guud