Boqorradii Kowaad 8:1 KQA

1 Markaasaa Boqor Sulaymaan wuxuu Yeruusaalem isugu soo shiriyey odayaashii reer binu Israa'iil, iyo qabiilooyinka madaxdoodii oo dhan, oo ahaa amiirradii jilibyadii reer binu Israa'iil inay sanduuqii axdiga Rabbiga ka soo qaadaan magaaladii Daa'uud oo Siyoon ahayd.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 8

arki Boqorradii Kowaad 8:1 macnaha guud