Boqorradii Kowaad 8:32 KQA

32 de markaa samada ka maqal oo yeel, oo addoommadaada xukun adigoo kii shar leh ciqaabaya si aad xumaantii jidkiisa madaxa ugu saartid, oo aad kii xaq ahna xaq uga dhigtid, oo aad ugu abaalguddid sida xaqnimadiisu tahay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 8

arki Boqorradii Kowaad 8:32 macnaha guud