Boqorradii Kowaad 8:56 KQA

56 Waxaa mahad leh Rabbiga nasiyey dadkiisa reer binu Israa'iil siduu ugu ballanqaaday oo dhan, oo wixii uu u ballanqaaday oo dhan eray keliya kama baaqan ballankiisii wanaagsanaa oo dhan, ee uu ugu ballanqaaday addoonkiisii Muuse.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 8

arki Boqorradii Kowaad 8:56 macnaha guud