Boqorradii Labaad 10:1 KQA

1 Haddaba Axaab wuxuu Samaariya ku lahaa toddobaatan wiil. Yeehuuna warqaduu qoray oo wuxuu u diray Samaariya iyo taliyayaashii Yesreceel oo ahaa odayaashii, iyo kuwii soo koriyey wiilashii Axaab, oo wuxuu ku yidhi,

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 10

arki Boqorradii Labaad 10:1 macnaha guud