Boqorradii Labaad 10:35 KQA

35 Markaasaa Yeehuu dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagu aasay Samaariya. Oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Yehoo'aaxaas.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 10

arki Boqorradii Labaad 10:35 macnaha guud