Boqorradii Labaad 10:7 KQA

7 Oo markii warqaddii u timid ayay wiilashii boqorka soo kaxeeyeen oo laayeen iyagoo toddobaatan qof ah, oo madaxyadoodii ayay dambiilo ku gureen, oo isagii bay Yesreceel ugu direen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 10

arki Boqorradii Labaad 10:7 macnaha guud