Boqorradii Labaad 10:9 KQA

9 Oo markii subaxdii la gaadhay ayuu soo baxay oo dibadda istaagay, oo wuxuu dadkii oo dhan ku yidhi, Idinku xaq baad tihiin! Bal eega, anigu sayidkaygii baan shirqoolay, oo waan dilay, laakiinse bal yaa kuwan oo dhan laayay?

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 10

arki Boqorradii Labaad 10:9 macnaha guud