Boqorradii Labaad 12:9 KQA

9 Laakiinse wadaadkii Yehooyaadaac ahaa ayaa intuu sanduuq qaaday daboolka ka dalooliyey oo wuxuu ag qotomiyey meeshii allabariga xagga midigta markii guriga Rabbiga la soo gelayo; oo wadaaddadii albaabka dhawri jiray ayaa ku riday lacagtii guriga Rabbiga la keenay oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 12

arki Boqorradii Labaad 12:9 macnaha guud