Boqorradii Labaad 13:1 KQA

1 Yoo'aash ina Axasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii saddex iyo labaatanaad ayaa Yehoo'aaxaas ina Yeehuu dalka Israa'iil boqor ugu noqday Samaariya, oo wuxuuna boqor ahaa toddoba iyo toban sannadood.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 13

arki Boqorradii Labaad 13:1 macnaha guud