Boqorradii Labaad 13:16 KQA

16 Oo isna wuxuu boqorkii dalka Israa'iil ku yidhi, Bal qaansada gacanta kor saar, markaasuu gacantii kor saaray. Kolkaasaa Eliishaa gacmihiisii kor saaray gacmihii boqorka.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 13

arki Boqorradii Labaad 13:16 macnaha guud