Boqorradii Labaad 13:18 KQA

18 Markaasuu yidhi, War fallaadhaha qaado, oo isna wuu qaatay. Markaasuu boqorkii dalka Israa'iil ku yidhi, Bal dhulka ku dhufo; kolkaasuu saddex jeer dhulka ku dhuftay, oo joogsaday.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 13

arki Boqorradii Labaad 13:18 macnaha guud