Boqorradii Labaad 13:6 KQA

6 Habase yeeshee kama ay tegin dembiyadii reerkii Yaaraabcaam uu dadkii Israa'iil dembaajiyey, laakiinse way ku socdeen, oo Samaariyana waxaa ku hadhay geedihii Asheeraah.)

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 13

arki Boqorradii Labaad 13:6 macnaha guud