Boqorradii Labaad 14:10 KQA

10 Hubaal reer Edom baad laysay, waanad isla weynaatay, haddaba faan oo dalkaaga iska joog, waayo, bal maxaad belaayo isugu soo jiidaysaa oo aad adiga iyo dadka Yahuudahba u wada dhacaysaan?

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 14

arki Boqorradii Labaad 14:10 macnaha guud