Boqorradii Labaad 14:24 KQA

24 Oo isna wuxuu sameeyey wax Rabbiga hortiisa shar ku ah, kamana uu tegin dembiyadii uu Yaaraabcaam ina Nebaad dadkii Israa'iil dembaajiyey oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 14

arki Boqorradii Labaad 14:24 macnaha guud