Boqorradii Labaad 14:29 KQA

29 Markaasaa Yaaraabcaam dhintay oo la seexday awowayaashiis kuwaasoo ahaa boqorradii dalka Israa'iil, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday wiilkiisii Sekaryaah.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 14

arki Boqorradii Labaad 14:29 macnaha guud