Boqorradii Labaad 15:16 KQA

16 Haddaba Menaxeem wuu wada laayay Tifsax iyo wixii ku jiray oo dhan, iyo soohdimaheedii marka Tirsaah laga bilaabo, maxaa yeelay, way ka furi waayeen, sidaas daraaddeed buuna u laayay; oo naagihii uurka lahaa oo magaalada ku jiray oo dhan wuu wada dooxay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 15

arki Boqorradii Labaad 15:16 macnaha guud