Boqorradii Labaad 15:25 KQA

25 Oo waxaa isagii shirqoolay sirkaalkiisii Feqax ina Remalyaah ahaa oo wuxuu isagii qalcaddii guriga boqorka kula dilay Argob iyo Aryaah; oo waxaa isaga la jiray konton nin oo reer Gilecaad ah; oo markuu isagii dilay ayuu meeshiisii boqor ka noqday.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 15

arki Boqorradii Labaad 15:25 macnaha guud