Boqorradii Labaad 15:3 KQA

3 Oo isna wuxuu sameeyey wax Rabbiga hortiisa ku qumman, oo wuxuu wada yeelay sidii aabbihiis Amasyaah yeelay oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 15

arki Boqorradii Labaad 15:3 macnaha guud