Boqorradii Labaad 15:33 KQA

33 Oo markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalem ayuu boqor ku ahaa lix iyo toban sannadood, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Yeruushaah ina Saadooq.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 15

arki Boqorradii Labaad 15:33 macnaha guud