Boqorradii Labaad 15:5 KQA

5 Oo boqorkiina Rabbigaa wax ku dhuftay, haddaba tan iyo maalintii uu dhintay wuxuu ahaa barasle, oo guri gaar ah buu degay. Oo Yootam oo ahaa ina boqor ayaa reerka u talin jiray, isagoo dadkii dalka degganaa u gar qaybinaya.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 15

arki Boqorradii Labaad 15:5 macnaha guud