9 Oo isna wuxuu sameeyey wax Rabbiga hortiisa shar ku ah, siday awowayaashiis yeeli jireen oo kale; oo kamana uu tegin dembiyadii uu Yaaraabcaam ina Nebaad dadkii Israa'iil dembaajiyey.
akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 15
arki Boqorradii Labaad 15:9 macnaha guud