Boqorradii Labaad 16:5 KQA

5 Markaasaa waxaa Yeruusaalem ku soo kacay Resiin oo ahaa boqorkii Suuriya iyo Feqax ina Remalyaah oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil inay la diriraan; wayna hareereeyeen Aaxaas, laakiinse way ka adkaan kari waayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 16

arki Boqorradii Labaad 16:5 macnaha guud