Boqorradii Labaad 16:9 KQA

9 Oo boqorkii Ashuurna wuu maqlay; markaasaa boqorkii Ashuur Dimishaq ku kacay oo qabsaday, oo dadkiina maxaabiis ahaan buu Qiir ugu kaxaystay, oo Resiinna wuu dilay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 16

arki Boqorradii Labaad 16:9 macnaha guud