Boqorradii Labaad 17:16 KQA

16 Oo iyagu way ka tegi jireen amarradii Rabbiga Ilaahooda ah oo dhan, oo waxay samaysteen sanamyo la shubay, kuwaasoo ahaa laba weylood, oo waxay kaloo samaysteen geedihii Asheeraah, oo waxay caabudi jireen ciidanka samada oo dhan, Bacalna way u adeegi jireen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 17

arki Boqorradii Labaad 17:16 macnaha guud