Boqorradii Labaad 17:18 KQA

18 Sidaas daraaddeed Rabbigu aad buu ugu cadhooday reer binu Israa'iil, markaasuu hortiisa ka fogeeyey; oo iyagii waxba kama hadhin qabiilkii Yahuudah oo keliya mooyaane.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 17

arki Boqorradii Labaad 17:18 macnaha guud