Boqorradii Labaad 17:29 KQA

29 Habase yeeshee quruun waluba waxay samaysatay ilaahyo ay iyagu leeyihiin, oo waxay dhex dhigteen guryihii meelaha sarsare oo ay reer Samaariya samaysteen, oo quruun waluba waxay dhex dhigteen magaalooyinkii ay iyagu degganaayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 17

arki Boqorradii Labaad 17:29 macnaha guud