Boqorradii Labaad 17:6 KQA

6 Oo Hoosheeca sannaddiisii sagaalaad ayaa boqorkii Ashuur qabsaday Samaariya, oo dadkii Israa'iilna wuxuu u kaxaystay Ashuur, oo wuxuu dejiyey Xalax, iyo Xaaboor oo webigii Goosaan ag ahaa, iyo magaalooyinkii reer Maaday.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 17

arki Boqorradii Labaad 17:6 macnaha guud