Boqorradii Labaad 18:10 KQA

10 Oo saddex sannadood dabadeedna way qabsadeen, taasuna waxay ahayd Xisqiyaah sannaddiisii lixaad, oo ahayd Hoosheeca oo boqorkii dalka Israa'iil ahaa sannaddiisii sagaalaad markii Samaariya la qabsaday.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 18

arki Boqorradii Labaad 18:10 macnaha guud