Boqorradii Labaad 19:12 KQA

12 Quruumihii ay awowayaashay baabbi'iyeen ilaahyadoodii miyey samatabbixiyeen, kuwaasoo ahaa Goosaan, iyo Xaaraan, iyo Resef, iyo reer Ceeden oo Telasaar degganaa?

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 19

arki Boqorradii Labaad 19:12 macnaha guud