Boqorradii Labaad 19:18 KQA

18 oo ilaahyadoodiina dab bay ku dhex tuureen, waayo, iyagu ilaahyo ma ay ahayn, laakiinse waxay ahaayeen wax gacanta lagu sameeyey, oo ahaa qoryo iyo dhagaxyo, oo sidaas daraaddeed iyagu way baabbi'iyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 19

arki Boqorradii Labaad 19:18 macnaha guud